Dhageyso: Ciidamo hor leh oo Ethiopian ah oo ku wajahan Galgaduud

0

Gurceel(AGGM): Ciidamo ka tirsan Dowladda Ethiopia ayaa maanta lagu wadaa in ay Gaaraan Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya,xili Cudubyo kale oo ka tirsan Gobolka Galgaduud ay Halkaas gaareen.

Ciidamadaan ayaa la filayaan in ay Xoojiyaan amaanka Magaalooyinka Gobolka Galgaduud islamrakaana  Shabaab ay ka Xoreyaan Gobolka Galgaduud.

Waxaa sidoo kale Qaar ka mid ah Shacabka ku nool Gobolka Galgaduud ay soo dhaweyeen Ciidamada  Ethiopia si dalka looga Xoreeyo Maleeshiyada Al-shabaab.

Halkaan Hoose ka dhageeyso War ku saabsan Arintaas

Isha ku hay Allgalgaduud Meida

Allgalgaduud@gmail.com