Dhageyso:Ciidamada Bada Soomaaliya oo maanta u dabaal dagay Aas aaskoodii

0

Muqdisho(AGGM): Munaasabad lagu Maamuusay Aas aaskii Ciidamada Bada Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Masuuliyiin iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Bada Soomaaliya ku was oo Goobta ka soo jeediyey Hadlo Qiiro leh oo ku aadan aas aaska Ciidamada Bada Soomaaliya.

Wasiirka wasaarada Gaashaan dhiga Soomaaliya Max’ed Sh Xasan Xaamud ayaa sheegay in ay Wax weyn tahay Sanad Guurada Ciidamada Bada ,waxaana uu ugu baaqay in ay Sii wadaan dadaalada lagula dagaalamayo Al-shabaab iyo Burcadbadeeda Soomaalida.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Wasiirka Wasaarada gaashaan dhiga Soomaaliya.

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com