Dhageeyso:Gabar lagu Daray Nin Oday ah oo Muqdisho Isku Dishay

0

Muqdisho(AGGM): Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ayaa waxaa ka Dhacay Dhacdo Xanuun badan oo Dadka ku nool magaalada ay La yaab ku noqotay.

Waxaana ay aheyd kadib markii Gabar 18 jir ah oo loo Guuriyey in Oday ah oo Da’diisa lagu sheegay 80 sano jir ay Xalay Dabaq ku yaala Degmada Maraweyne ay iska soo Tuurtay.kadibna ay Geeriyootay.

Dhacdadaan ayaa waxaa Allgalgaduud Media oga waramaya mid kamid ah dadka Goob jooga ka ahaa Dhacdadaan Xannuunka badan ee Ka dhacday Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Codka Goobjoogaha

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com