Dhageyso: Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Gudaha C/rixmaan Maxamed Bangax Oo Wareeysi Dhinacyo Badan Taabanaya Siiyay Warbahinta Allgalgaduud Media.

0

Cabudwaaq (AGGM): Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha ee dowladda federaalka Soomaaliya C/rixmaan Maxamed Bangax oo wareeysi dhinacyo badan taabanaya siiyay warbaahinta Allgalgaduud Media isagoo ku sugan magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Wareeysiga Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Gudaha DFS C/rixmaan Maxamed Bangax.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com