Muqdisho (AGGM): Ubax C/risaaq Xaaji Xuseen Oo ah gabar uu dhalay R/wasaarihi hore ee Soomaaliya Marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen ayaa waxa ay u Mahadnaqday Dowladda Iyo Shacabka Soomaaliyeed.
Ubax ayaa waxa kale oo ay u mahadnaqday , reer Aden Cade, Safaarada Soomaalida ee dalka Turkiga iyo shirkada diyaardaha Ee Turkish Airline iyo weliba dhamaan shacabka Muqdisho.
Mahadnaqa Ubax C/risaaq Xaaji Xuseen ayaa waxa uu yimi kadib marki maanta R/wasaarihi hore ee Soomalaiya Marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen lagu aasay magaalada Muqdisho.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com