Muqdisho (AGGM): Iyadoo weeraro habeenkii ah lagu qaaday magaalada Muqdisho ayaa waxaa isa soo taraya shaki laga qaaday ciidamada soomaaliya qaarkood in ay ka dambeeyaan weerararadaasi.
Saraakiil Militariga Soomaaliya ka tirsan ayaa banaanka soo dhigay shaki ah in ciidamada DFS ay ka dambeyn karaan arinkaan ,ayna u egtahay tilaabo lagu carqaladaynayo Dowladda Xassan Sh.
Cornel Cabdi Suldhaan Axmed Nuur ayaa sheegay in uu jiro tuhun laga qaaday ciidamada ee ku aadan madaafiicda habeenkii labaad lagu garaacay Muqdisho.
Dhawaan ayaa amar uu soo saaray madaxweynaha soomaaliya Xassan Sh.maxamuud ayaa waxaa uu shaqada kaga cayriyay ku dhawaad 3kun oo askar iyo saraakiil.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com