Baydhabo (AGGM): Gudoomiyaha Gudiga Farsamada Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa ka hadlay Ansixinta Dastuurka uu maamulkaas yeelanayo ee la ansixiyeey iyo waliba Xiliga ay dhacayso Doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxa kale oo uu sheegay inay hadda guda galayaan Dhismihi Baarlamaanka Iyo Golaha Guurtida.
Halkaan Hoose Ka Dhageeyso Wareeysiga Oo Dhameystiran…
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com