Baydhabo (AGGM): Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa waxa ay sheegayaan in meel wanaagsan uu marayo shirki islamarkaana la dhoowrayo in wafuud ka timaado Muqdisho, BaladXaaw iyo Kismaayo.
Dhinaca kale Suldaan shariif Cali Xasan oo kamid ah Odayaasha Baydhabo isla markaasna kamid ah odayaasha shirka Baydhabo ayaa beniyeey in khilaaf uu soo kala dhex galay Odayaasha dhaqanka ee Gobalka Bay.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com