Dhageyso: Faysal Cali Waraabe “Lacagta Xamar La Siinayo Waa In Laga Joojiyaa”.

0

Hargeysa (AGGM): Faysal Cali Waraabe Gudomiyaha Xibsiga Ucid ee Maamul Beeleedka Hargeisa Ayaa Wuxuu Siwayn Uga Xumaaday Hadalkii Dhowaan Kaasoo yeedhay Madaxwaynaha Soomaliya ee ku Aadanaa Maamulka Khaatumo.

Faysal Waraabe Ayaa Wuxuu Sheegay In Hadii Madaxwaynaha Somaliya uu Aqoonsaday Maamulka Khatumo Ay Iyaguna Aqoon San Doonaan Maamul Laga Samayn Doono Koonfurta Soomaaliya.

Sidoo kale Faysal cali Waraabe Ayaa Wuxuu Maamulka Garoowe Kula Taliyey Inay udiyaar Garoobaan Dagaal Ay La Galaan Beesha Hawiye, Wuxuuna Sheegay In Ciidamada Dawlada Soomaliya Loo Dhisayo Ay Kusoo Duuli Doonaan.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com