Dhageyso:Amaanka Degmada Afgooye oo soo hagaagaya

0

Afgooye(AGG): Amaanka Degmada Afgooye ayaa waxaa  lagu sameeyey Dib u habeen kadib markii halkaas ay gaareen Ciidamo iskugu jira Boolis iyo Nabadsugud.

Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Afgooye Mahdi Axmed Xasan ayaa warbaahinta u sheegay in amaanka hada uu yahay mid la isku haleen karo.

sidoo kale degmada ayaa waxaa laga bilaabay Burburinta Goobaha Sharci dara ah si loosoo celiyo amaanka Degmada Afgooye.

Halkaan ka dhageeyso Warbixin ku sabsan arintaas

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/01/afgooye.mp3

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com