Dhageyso: Waa Heesteena Iyo Sawirkeena Caawa “Doqoneey Dabkaa Ba’a”.

0

Dhageyso: Heesteena Iyo Sawirka Caawa “Doqoneey Dabkaa Ba’a”. Sawirkaan Waa Sawir Taariikhi ah. fartaag
Bidix: Axmed Madoobe iyo Cameey Ku Xigeeka Puntland, safka labaad Xildhibaan Xasan Abshir

Haduuba Ogol yahay Inuu Nin Islaameed Hoos Fadhiisto, muu mid  ina adeerkii ah ogolaado inuu hoos fadhiisto?, Mase garan waayay inuu ninkan in isagu yahay Majority-ga Jubbooyinka? waakaa Generaalki Reer Sade hoos fadhiya Macalin Dugsi Absame… Alloow Hana Gumeeyn

Su’aal: Meel Ku sheega Ex Xildhibaan Hiloowle waa kii 24-ka saac ahaa idaacadaha Axmed Madoobe u hadasha? Meel ku sheega Imaam Rashiid Guraa, Meel Ku Sheega Col. Yaasiin Indhoraadeer, Meel Ku Sheega wiilashii lahaa Jubbaland baanu dhisnay, Alloow Hana Gumeeyn.

Allaah Subxaanahu Watacaalaa Ruuxna Ma Duleeyo Ilaa Ruuxa Isagu is Duleeyo Mooye.

Isha Ku hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com