Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuumad Muxubo Cabdi Shirdoon Qire.

0

tacsi1Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa shalay oo ay taariikhdu ahayd 19/01/2014 magaalada San Diego ee dalka Mareykanka ku geriiyootay Allaha u Naxariistee Marxuumad Muxubo Cabdi Shirdoon Qire.

Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media, maamulka iyo shaqaalaha Anaga oo ka tiiraanyonayna geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuumad Eedo Muxubo Cabdi Shirdoon Qire, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa Sayigeeda Xildhibaan Nuur Faarax iyo dhamaan Reer Cabdi Shirdoon Qire, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo Allaha u Naxariistee Marxuumad Eedo Muxubo Cabdi Shirdoon Qire, waxaan kaloo Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuumad Eedo Muxubo Cabdi Shirdoon Qire) janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

Maamulka Warbaahinta Allgalgaduud Media

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com