Xildhibaan C/casiis Sheekh Yuusuf Direed “Xukuumadda Cabdiweli ma ahan mid dalka Hogaamin karta oo waan diidnay”.

0

xildhibaan yuusuf direedMuqdisho (AGGM): Xildhibaan C/casiis Sheekh Yuusuf Direed oo maanta ka hadlayay Warsaxaafadeed ay soo saareen Xildhibanada kasoo horjeeda Wasiirada cusub ee Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa waxaa uu sheegay in la marin habaabiyay habqaybsiga beelaha Soomaaliyeed marka la fiiriyo Xukuumadda Cusub ee Cabdiweli Sheekh Axmed.

Dr Cabdicasiis ayaa waxaa uu sheegay Xukuumadda cusub ee Cabdiweli inay ku sifowday gabi ahaanba mid aan matali karin dadka Soomaaliyeed isgaoo xusay Xildhibaanka dhibaatooyin badan oo dhinacyada dhismaha ah inay ka muuqdaan.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Warka Xildhibaanka..

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com