Dhageyso: Hadal layaab leh oo Al-shabaab ka soo yeeray

0

CALI DHEEREMuqdisho(AGGM): Afhayeenka Maleeshiyaadka Kooxda Al-shabaab Cali Maxamuud Raage ayaa Qaar kamid ah Beelaha Soomaaliyeed ka Codsaday in ay la shaqeeyaan.

Cali Dheere ayaa sheegay in hadii ay la shaqeyso Beeshaasi oo ah Beesha Habar Gidir in ay Meesha ka saari doonan Dowladda Soomaalia iyo Ciidamada AMISOM.

Afhayeenka Maleeshiyaadka Kooxada Al-shabaab ayaa intaa ku daray in sidoo kale Beeshaasi laga doonayo in ay soo wareejiyaan  Ciidamadooda ku jira Dowladda Soomaalia Islamarkaana aan la waxyeleen Doonin.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Warbixinta Al-shabaab 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com