Dhageyso:Ahlusunnada Gobolada Dhexe oo ka hadlay hadalkii Ahlusunna Gobolada Koofureed

0

ahlusunnaGalgaduud(AGGM): Maamulka Culumaa’udiinka Ahlusunsa Waljamaaca ee Gobolada dhexe ee Dalka Soomaaliya ayaa sheegay in Go’aankii ay Shalay ku dhawaaqeen Ahlusunnada Gobolada Koofureed aysan ku raacsaneeyn.

Gudoomiye ku xigeenka Gudiga Fulinta Ahlusunada Gobolada Dhexe Axmed Max’ed Ilka case ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay san wali ka go’in ahlusunna, hadalkii shalayna uu ahaa mid ku gaar ah Ahlusunnada Gobolada Koofureed ee Dalka Soomaaliay.

Axmed Ilaka Case ayaa sheegay in Ahlusunnada Gobolka Gedo iyo tan Gobolada dhexe aysan isku Siyaasad aheyn islamarakaana ay ka mideysan yihiin Dagaalka Maleeshiyada Al-shabaab.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Ahlusuna waljameeca