Dhageyso Amar laga Soo saaray Magaalada Jowhar

0

GAADIIDKA SAFARKAJowhar (AGGM): Maamulaka Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa Digiin adag ka soo saaray Gaadiidka ku safra Muqdisho.

Amarkaan ayaa waxa uu imanayaa Xili Maamulka Gobolka Shabellaha dhexe  uu doonayo in uu dhiso Wadooyinkii ay burburiyeen Biyaha Fatahaada wabiga ee Gobolka Shabellaha Dhexe.

Waxaana Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe uu ku amray Gaadiidka in aysn isticmaali karin wada daasi si loo dhiso kadibna loo isticmaalo.

Halkaan Hoose ka dhageyso Gudoomiye maamulka Gobolka Shabellaaha dhexe

 Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com