Dhageyso:Amaanka Maamulka Puntland oo maanta laga hadlay

0

6Garoowe(AGGM): Magaalada Garoowe ee Caasimada maamulka Puntland maanta waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayey Arimo Badan oo Quseeye Maamulka Puntland.

Kulanka ayaa waxaa intiisa Badan Diirada lagu Saaray Arimaha Amaanka iyo Soo xulista Wasiirada Cusub ee Maamulka Puntland.

kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Puntland C/wali Cali Gaas.

waxaana intiisa badan lagu Gorfeeyey sidii Dadka ay oga Qeyb qaadan la hayeen Sugida Amaanka Deeganada Maamulka Puntland.

 

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

 

Shir looga hadlayo amaanka maamulka Puntland

IshaKu Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com