Dhageyso: Xildhibaan Khadiijo Majiro Cadaadis Saaran R/wasare C/wali

0

Khadiijo.M.DiiriyeMuqdisho(AGG): Gudoomiyaha Gudiga Xaquuqul Iinsaanka Baarlamanka Federalka Soomaalia Khadiijo Max’ed Diiriye oo maanta ka hadleeysay Fadhigii  Baarlamaaka soomaalia ayaa sheegtay in uu san jirin wax Cadaadis ah oo R/wasaaraha Soomaalia C/wali Sh Axmed lagu saarayo in uu soo celiyo Wasiiradii hore.

Khadiijo Max’ed Diiriye ayaa Baarlamaanka Soomaalia ka dalbatay in ay Keenaan hadii uu jiro Cadaadi uu Madaxweynaha soomaalia xasan Sh Maxamuud uu ku Hayo Raiisul wasaare C/wali Sh Axmed.

Waxaa ay intaa ku dartay Khadiijo Max’ed Diiriye in Xildhibaanada qaba in la aan Wasiirada lagu soo darin Kuwii hore ay yihiin wax Qaldan islamrkaana Wasiiradii hore ay yihiin Muwaadiniin Dastuurkana uu siinayo in ay Xilka Qabtaan.

 

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

 

Xildhibaan khadiijo max’ed diiriye

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com