Dhageyso: Dadka Degaanka iyo Al-shabaab oo ku dagaalay Shabellaha Dhaxe

0

Al-ShababJowhar(AGGM): Wararka ka imaanaya Deegaanka Raage Ceele ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in ay ku dagalameen Ciidamada Xarakada Al-shabaab iyo Dad Shacab ah oo Degan Raage Ceele.

Wararka ayaa sheegaya in uu Dagaalka Biloowday kadib Markii Maleeshiyadka Kooxda Al-shabaab ay dadka ku qasbeen in Xoolo Sakawaad ah ay dhiibaan Si loo  siiyo dadka danyartaa.

waxaana aDadka deegaanka Raage Cele ay diideen in ay dhiibaan Xolahaas dagaalkana sidaas ayuu ku qarxay.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga… 

Al-shabaab iyo dadka deeganka oo dagaalay

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com