Dhageyso: amaanka Jowhar oo maanta laga hadlay

0

jowharMuqdisho(AGGM):Kulan looga hadlayo Amaanka Magaalada Jowhar ee Xaruunta Gobolka Sh/dhaxe ayaa maanta ka dhacay Maagalada Jowhar.

Kulanka ayaa waxaa wada qaatay Saraakiisha Ciidamada Dowladda iyo Maamulka Degmada Jowhar iyi sidoo kale Ururada Bulshada.

Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saarayey sida ugu macquul san ee Manaaka loo sugu karo,aydoona markii danbe talooyin laga soo saaray.

Saraakiisha Ciidamada ayaa lagu wargaliyey in lala Xisaabtami doono Hadii Falal nuucaan oo kale ah ay ku soo laabtaan Magaalada jowhar.

 Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan mobilkaaga…


Amaanka Magaalada Jowhar oo laga hadlay

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com