New york(AGG):Golaha amaanka Qm ayaa sheegay inay taagersan yihiin xukuumada dalka Iraq qorsheheda ku aasdan qorshaha melateri ee ka dhanka ah al-qaeda-da dalkaasi.
Golaha oo ka kooban 15-xubno ayaa war ay soo saaren ku sheegay inay garab taagan yihiin xukuumada raisal wasaaraha dalka Iraq Nuuri Al-maliki kadib wixii ka danbeeyay markii koox al-qaeda taagersan la waregen magaalada Faluja.
Golaha ayaa canbaareyay weerarada kooxda islaamiyinta ka geesanayaan magaaloyinka Faluuja iyo sido kale Ramaadi.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com