Dhageyso: Amaan Xumo ka jirta Koofurta Gaalkacyo

0

gudomiye-xig-aways1Gaalkacyo(AGGM): Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug gaar ahaan Koofurta Magaalada Gaalkacyo
ayaa waxaa ku soo badanaya Falalka Amaan Daro ee loo geeysto Dadka Shacabkaa.

Waxaana jira Dhac iyo Dilal loo geeysto Shacabka ku nool Magaalada Gaalkacyo ee xaruunta Gobolka Mudug.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Falalka amaan Daro ay Geeystaan Kooxo Burcad ah oo Xiliyada Habeenkii ah Fal;ka Dhaca ah Geeysta.

waxaana uu ugu baaqay Ciidamada Maamulkaas in ay la dagaalamaan dadka Falalka amaan daro wada.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com