Dhageyso: Xildhibaano Walaac Ka Muujiyay Tayada Xukuumada Soo Socota.

0

kulankii-baarlamaanka-4Muqdisho (AGGM): Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya ayaa waxay hadda bilaabeen qeylo dhaan ay ka muujiyeen in Xukuumada Cusub ee lasoo dhisi doono Iyagoona Daaha Ka Roray Arimo Badan oo Xasasi Ah.

Xildhibaan Maxamed Ismaaciil oo ka mid ah mudanyaasha Baarlamaanka Somaliya ayaa sheegay inay hadda dareemayaan Xukuumad la’aan, Qaabkii Saacid Ay ku Ceebeeyeen, Waxa Haanta Lasoo Maleegayo oo Sheegay Inaysan Maqcuul Ahayn.

Ugu danbaynta Xildhibaan Maxamed Ismaaciil ayaa Wuxuu Ka hadlay Arimo Kale oo Ku Aadan Golaha Wasiirada Cusub iyo Qorshaha Uga Degsan Hadii ay Baarlamaanka Yihiin.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

Dhageyso Xildhibaan Maxamed Ismaaciil

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com