Dhageyso: Madaxweynaha Soomaalia oo ka hadlay Daahitaanka Golaha Wasiirada

0

7Muqdisho(AGGM): Madaxweynaha Soomalia Xasan Sh Maxamuud ayaa ka hadalay soo Daahitanka Golaha Wasiirada Soomaalia.

Xasan Sh Maxamuud Madaxweynaha Soomaalia ayaa sheegay in uu jiro Daahitaan yaro oo dhanka Shaqada ah.

Madaxweynaha Soomaalia ayaa Hanbalyo u diray Xildhibaanada Soomaalia oo ku aadan sida ay shaqada u wadaan.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

madaxweynaha Soomalia Xasan Sh maxamuud

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com