Dhageyso:Faroole Waan soo dhaweeynayaa Doorashada sidey u dhacday

0

Faroole29Garoowe (AGGM): Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland C/rixmaan Sh Maxed faroole ayaa
sheegay in uu soo Dhaweenayo Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Puntland.

Waxaana madaxweyne C/rixmaan Faroole uu sheegay in uu la shaqeeyn doono Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Puntland.

Faroole ayaa waxaa uu ugu Baaqay Shacbka Reer puntland in ay la shaqeeyaan,asagoona Beeshacaalamka Amaanay sidii ay ula shaqeeyn jirta intii uu Xilka Hayey.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

Faroole madaxweynihii hore

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com