Dhageyso: 44-Sano Guuradii ka soo Wareegtay Aas Aaska Ciidamada Nabadsugida Soomaalia oo Jowhar lagu Qabtay

0

DSC012652Jowhar (AGGM): Munasabad lagu Baamuusay 44 sano guuradii ka Sowareegatay Aas aaska Ciidamada nabad Sugida Soomaalia ayaa maanta lagu qabtay Degmada Jowhar ee Xaruunta Gobolka Shabelleha Dhexe.

Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeyb Galay Saraakiisha Ciidamada Nabad Sugida ee Gobolka Sh.dhexe iyo Maamulka Gobolka Sh/dhexe,waxaana sidoo kale ka soo qeyb galay Bulshada Qeybaheeda kala duwan.

Nabadoon Xasan Qeyleey oo kamid ah Waxgaradka Gobolka Sh/dhexe ayaa Sheegay in Ciidamada Nabadsugida ay yihiin Ciidamada dalka Soomaalia uu ku dhaarto.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

Nabadon Xasan Qaasin qeyleey Magaalada Jowhar

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com