Dhageyso: Barakacayaal Gar-gaar laga Musuq Maasuqay

0

drc_9Jowhar(AGGM): Barakacayaasha ku nool Magaalada Jowhar ee xaruunta Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ka cabanaya dhibaato ay kamid tahay Musuq maasuq uu maamulka Halkaasi ku hayo.

Qaar kamid ah Barakacayaasha ku nool Degmada Jowhar Gaar ahaan garoonka Diyaradaha Magaalada ayaa sheegay in Xaaladooda ay aad u liidato Waxii gar gaar ahaana laga Musuq maasuqay.

Barakacayaasha oo la hadlay Allgalgaduud Media ayaa sheegay in Xaaladooda ay xuntahay,waxaana ay sheegeen in gar Gaar loogu Deeqay Maamulka uu Cunay sida ay sheegeen.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

Barakacayaasha Ku nool Magaalada Jowhar oo Cabanaya

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com