Top News: Boqolaal Askari oo Tababar loogu soo Xiray Gobolka Galgaduud

0

caafiDhuusamareeb(AGGM): Ilaa iyo 400 oo Askari Islamarkaana uu Tababar oga Socday Xerada Ciidamada XGD Soomaalia ee 21-naad ee Goblka Galgaduud ayaa maanta Tababarka loo soo Ciray.

Ciidamadaan ayaa waxaa uu Tababarka u soconayey mudo 4-Bilood ah kuwaa oo Maanta loo soo gaba gabeeyey.

Xaflada Tababarka loogu soo Xirayey ayaa waxaa ka soo qeybgalay Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud ee Dowladda Soomaalia Xuseen Cali Waheliye Ciro,waxaana uu Ciidamada kula Dardarmay in ay Dalkooda Daacad u noqdaan.

Sidoo kale Saraakiisha hogaamin doonta Ciidamada Tababarka dhameystay ayaa sheegay in ay wadaan qoreyaal Al-shabaab looga Sifeenyao Gobolka Galgaduud.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com