Daawo Sawirada: Golaha Wasiirada Cusub Iyo Xildhibaano Xalay U Dabaaldagay Sanadka Cusub 2014 Muqdisho.

0

w4Muqdisho (AGGM): Qaar ka mid noqon doona golaha wasiirada cusub ee dhawaan la filayo inuu ku dhawaaqo R/wasaare Cabdwali Sheekh Axmed iyo Xildhibaano xalay u dabaaldagay xaflada sanadka cusub ee 2014, xafladaas oo ka dhacday mid ka mid ah hotelada magaalada Muqdisho.

Wasiirada cusub ayaad waxaad moodaa in indhahoodu aad u shaqeenayaan bal nala daawo sawirada..

w3 w4 w23

w w2

w14

w4

w21 w20 w19 w18 w11 w7 w6 w1 w16 w15 w12

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com