Dhageyso: Al-Shabaab oo sheegatay weerer Lagu qaadagay Afgooye Iyo Janaale

0

images (3)Afgooye (AGGM): Sarkaal u Hadlayay Kooxda Al-shabaab ayaa sheegay in ay Ka danbeyeen Weeraro Habeenkii Xaly Lagu Qaaday Demooyyinka Afgooye Iyo Janaale oo Kawada Tirsana Gobolka Sh/hoose

Sarkaalkaan Oo lagu Magaacbo Sh. Maxamed ayaa Sheegenin ay ka Go’antahay Dagaalka ay kula Jiraan Ciidamaa Dowlda iyo Kuwa Amisom Ee Ku sugan Soomaliya

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

Halkaana Ka dhageyso Codka Sarlgaalka U hadlay shabaab

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com