Dhageyso: Siyaasi Cali Daacuun “Dalka Xasan Sh. Madaxweyne Kama Aha, Faarax C/qaadir Ayaa Ah Madaxweyne”.

0

cali-dacuun1Muqdisho (AGGM): Qaar kamid ah Siyaasiinta ku nool Magaalada Muqdisho ayaa Dhaliilay Qaabka Dowladda Soomaalia ay ku wado Siyaasada dalka Soomalia.

Siyaasi Cali Max’ed Cali Daacuun oo kamid ah Siyaasiinta ku nool Dalka soomaalia ayaa sheegay in Siyaasada Soomaalia ay la dageen kooxda Damjadiid islamarkaana ay Soomaalia Hormar la gaari ladahay.

Cali Daacuun ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaalia Xasan Sh Maxamuud uusan Dalka Madaxweyne ka aheeynislamarkaana uu yahay Xubin Sharafeed laakiinuu ku magacaaban yahay Xilkasi.

Siyaasi Cali Maxed Axmed ayaa Xusay in Dalka uu Madax weyne Ka yahay Faarax C/Qaadir Faarax Sakiin Sida uu sheegay.

Waxuu intaa Raaciyey in Faarax C/qaadir uu soo abaabulay Riditaankii R/wasaarihii hore ee Dalka Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga...

Wareeysi Siyaasi ka mid ah Siyaasiinta soomaaliyeed Cali Daacuun

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com