Dhageyso: Gudiga Dib u eegista Dastuurka ee Baarlamanka Soomaalia oo maanta hortagay Baarlamaanka

0

images (1)Muqdisho (AGGM): Baarlamaanaka soomaalia ayaa Maanta Warbixin ka dhageystay Gudiga Dib u Eegista iyo Dhaqan galinta Dastuurka Qabyada ah ee Soomaalia.

Gudiga ayaa Maanta Baarlamanka ka hor aqriyey Waxii Mudadii ay jireen ee Halka Sano aheeyd u qabsoomay,waxaana ay sheegeen in ay Wax badan u qabsoomeen.

Gudoomiyaha Gudiga Abuukaate Daahir ayaa Baarlamanka hortiisa ka Sheegay in intii ay shaqeynayeen ay Waxbadan u qabsoomaaen sidoo kalena way waxkale qaba doonan.

Sidoo kale Xildhibaan Xasan cabdi oo la hadlay Allgalgaduud Media ayaa sheegay in Gudiga ay soo Bandhigeen waxii u qabsoomay.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

wareysi xil xasan cabdi oo kami ah Baarlamanka

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com