Fadeexad Daawo: Fawsiyo Yusuf Aadan Oo Lagu Eedeyey Lunsasho Hanti Qaran.

0

FOWSIYAAMuqdisho (AGGM): Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Marwo Fowsiya Yusuf Aadan ayaa lagu eedeyey inay lunsatay 4-milion oo doolarka Maraykanka ah isla markaana ay lahaayen shaqaalaha safaradaha Soomaaliya ay ku leedahay caalamka.

Cabdi Satar oo kamid ah masuliyinta safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa sidaa u sheegay warbaahinta.

Daawo Universal TV

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com