Dhageyso:Xabad Joojin La Kala Dhex Dhigay Beelihii Sh/hoose.

0

top-newsMarka:(AGGM) Wafdi uu hogaminayao Wasiirka Gaashaandgiga Soomaalia C/Xakiin Xaaji Fiqi oo ku sugan Deegaanka NR.50 ee Gobolka Sh/hoose ayaa Xabad Joojin kala dhex dhigay Beelihii halkasi ku dagaalamay.

Xildhibaan Xuseen Cabdalle Caalin ayaa sheegay in ay ku guuleysten kala qaadista Maleeshiyaadkii Dagaalamay islamarkaana ay Xabad Joojin Rasmi ah ay kala dhex dhigeen.

Halkaan ka dhageeyso Xildhibaan Xuseen Cabdale caalin oo ka hadlaya Xabd joojinta

Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga…

Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka soomaalia

sha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com