Baydhabo (AGGM): Mid ka mid ah ergada gobolka Gedo ee ka qayb galaysa shirka Baydhabo oo ka
warbixiyay Argatidooda ku aadan Qaabka loo wado dhismaha Maamulka Koonfur Galbeed soomaaliya ka hadlay ee kasocota magaalada Baydhabo.
Maxamed Seefow oo ka mid ah odoyaasha dhaqanka Beelaha Digil iyo Mirifle ee degmada Luuq oo ka mid ahaa ergooyinkii balaarnaa ee uu horkacayay Ex Xildhibaan Maxamuud Sayid Aden ee dhowaan gaarey Magaalada Baydhabo ayaa waxa uu rajo wanaagsan ka muujiyey shirkan ka socanaya magaalada Baydhabo ee la doonayo in lagu yagleelo in lagu dhisi doono ilaa Maamulka Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga..
Dhageyso Ergada Gobolka Gedo Ee Shirka Baydhabo
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com