Xildhibaano Baaq U Diray R/wasaare C/wali Sheekh Axmed

0

kulankii-baarlamaanka-4Muqdisho:(AGGM) Ayadoo Shalay Golaha Baarlamanka Soomaalia ay Ansixiyeen R/wasaare C/wali Sh Axmed Max’ed ayaa Qaar kamid ah Xildhibaanada Soomaalia waxaa ay ugu baaqeen R/wasaare C/wali in uu soo Dhiso Wasiiro Tayoleh.

Xildhibaan Maxed Cumar oo u hadlay Baarlamaanka ayaa sheegay in RW C/wali Sh looga baahan yahay in uu soo dhiso Wasiiro la yaan qaadi kara Marxalada Dalka Soomaalia islamarkaana sii wada Ladagaalanka Maleeshiyaadka Kooxda Al-shabaab.

waxaa ay intaa raaciyeen in sidoo kale Wasiirada laga ilaaliyi Xukumadii hore wasiiradii ku jiray Maadaama markii hore wasiiradaas lagu eedeeyey in ayasan wax ka qaban arimo farabadan.

Xildhibanada ayaa Xusay in ay la shaqeyn doonana Xukumada R/wasare C/wali Sh hadii ay is badal la timaado.

Shalay ayey aheeyd markii Baarlamaanka Soomaalia ay Cod aqlibiyedleh ku Ansixiyeen R/wasaare C/wali Sh Axmed oo haatan ah R/wasaaraha rasmigaa ee Dowladda Soomaalia.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com