Qarax ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

0

Gaalkacyo:(AGGM) Bambaanooyin ayaa xalay lagu Weeraray Saldhig Ciidamada Amaanka Magaalada Gaalakayo ay ku leeyihiin Waqooyiga Magaalada Gaakayo.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa Bambooyin,ayadoona Dad Goobjoogeyaal ah ay u sheegeen Allgalgaduud in ilaa iyo 3-Bam oo ah kuwa Gacanta laga Tuuro lagu weeraya Saldhiga.

ilaa iyo 2-Ruux ayaa ku geeriyootay,Labo kalena wey ku dhaawacmeen,ayadoona labada Ruux ee dhaawacnatay ay ahaayeen Ciidamada Maamulka Puntland.

Ciidamada Puntland ayaa Saakay Howlagalo ka wada Magaalada Gaalkacyo,gaar ahaan Xaafada Garsoor ee W/Magaalada Gaakayo.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com