Dhageyso: Faahfaahinta Dagaalka Afgooye Iyo Dagaalka Oo Isubadalay Dagaal Beeleed.

0

dagaai2Marka:(AGGM) Wararkii ugu Danbeyey ee Laga Helayo Degmada Afgooye ayaa sheegaya in Dagaalkii Saakay dhex maray Ciidamada Milatirga oo wada dagaalamay uu ka dhashay Qasaare Xoogan.

waxaa inta la xaqiijiyey Dagaalka ku dhintay 11-Ruux oo 7 kamid ah ay yihiin Ciidamadii Dagaalamay iyo 4 Dad shacab ah.

waxaa sidoo kale ku dhaawacmay 10 kale oo u badan dhinacyadii dagaalamay,ayadoona hada Xaaladu ay tagan tahay.

Mid kamd ah Dadka Deegaanka ayaa Allgalgaduud oga warbixiyey Sida ay wax u dhaceen

Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga….

mid kamid ah Dadka Goob jooga ahaa Afggooye

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com