Askar lagu dilay werar ismiidamin oo ka dhacay bariga Magaalada Benghazi ee dalka Libya.

0

qarax3Benghazi:(AGGM) Ugu yaraan 7-qof ayaa geeriyootay 8-kalana dhawac ayaa kasoo gaaray weerar la sheegay in uu
ahaa mid ismiidamin ah uu qof naftii hura ah uu soo adegsaday kolonyo walxaha qarxa laga soo buuxiyay ku weeraray saldhig ay ciidamada booliska Libya kaga sugnaayeen duleedka Magaalada Banghazi ee Bariga dalkaasi Libya.

Saraakiisha cafimaadka ayaa sheegay in dhamaan dadkii ku dhintay weerarka ay ahaayeen askartii saldhig ku sugneed iyo qofkii isa soo miidamiyay.

Qaar kamid ah askartaasi ayaa la sheegay in jirkooda uu go’go ay natiijo ka dhalatay weerarkaasi is ismiidamin

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com