Dhageyso:Xaalada Cidamada DFS ee Ku sugan Duleedka Kismaayo

0

top-newsKismaayo (AGGM): Cornel Maxed Buule oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaalia ee ku sugan Duleedka Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Xaalad adag ay soo wa jahaday Ciidamada XGD ee ku sugan Halkaasi.

Waxuu sheegay Sargaalka in Maleeshiyaadka Habka Beeleed u abaabulan ee Raas-kambooni oo kaashanaya Ciidamada Kenya in ay Diidan yihiin Ciidamada Dowladda Soomaalia ee Gobolada Jubooyinka laga Hergaliyo.

Waxuu intaa ku daray in Xaalad Caafimaad oo aad u liida tah ay Ciidamada Haysato,Dowladda Soomaaliayana ayasan waxba kaqaban sida uu sheegay Cornel Maxed Buule.

Halkaan ka dhageyso Codka Cornel Maxed Buule oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaalia ee jooga Kismaayo

Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga…

Cornel Maxed Boole oo kamid ah Saraakiisha Ciidamada Dowaldda

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com