Dhageyso+Daawo Sawirada: Khudbadi R/wasaare C/weli Sheekh Axmed Maxamed Ka Hor Jeediyay Fadhigi Maanta Ee Baarlamaanka.

0

sow8Muqdisho:(AGGM) Raiisul wasaaraha  Soomaaliya C/wali Sh Axmed Maxamed oo maanta ay Cod aqlibiyedleh ku ansixiyeen Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Xukumadiisa ay la imaan doonto isbadal ka duwan Xukumadi hore.

C/wali Sh ayaa sheegay in uu ugu horeen soo dhisi doono Wasiirto Tayo leh oo lagu soo Xulay Aqoon iyo Hubfaan islamarkaana ay wax badan ka qaban doonan Dibaatada ka jira dalka Soomaalia,

Fadhigii maanta oo uu shirgudoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan jawaari ayaa waxaa codka kalsoonida ah siisay 239 mudane halka 2 Mudane ay diideen islamarkaana ay ka aamuseen 2-xildhibaan sida uu natiijada codeynta ku dhawaaqay Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari Afheyeenka Baarlamanka.

Isku soo wada duuboo waxuu intaa ku daray in Guud ahaan Dalka Soomaalia laga Si feyndoono Maleeshiyaadka Kooxda Al-shabaab Al-qaa’ida.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga….

Khudbada Raiisulwasaare Cabdiweli Sheekh

 

sow16

sow8

sow18 sow17 sow14 sow13 sow12 sow11 sow10 sow9 sow8 sow7 sow6 sow5 sow4 sow3 sow2 sow1 sow
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com