Dhageyso:R/wasaaraha Oo Maanta Hor Tagaya Baarlamaanka.

0

cabdiweli sheekh2Muqdisho (AGGM): Maanta oo ah Maalintii loo Madlanaa in Baarlamaanka uu hor yimaado R/wasaaraha Cusub ee Soomaalia C/wali Sh Axmed ayaa waxaa Golaha Shacabka ka socda Diyaar Garoow loogu jiro Sidii loo Meel marin lahaa R/wasaaraha Cusub.

Xildhibaan Maxed Cumar oo kamid ah Baarlamaanka Soomaalia ayaa Allgalgaduud.com u sheegay in maanta loo badinayo in Xildhibaanada ay Baas gareeyaan R/wasaaraha lagana Sugayo kadib in uu Soo dhiso Xukumadiisa Cusub.

Halkaan ka dhageeyso Codka Xildhibaanka Soomaalia
Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga..

Xildhibaanada oo ansixinaya Maanta Rw soomaalia

Isha Ku Hay Allgalgaduud media
allgalgaduud@gmail.com