War Deg Deg Ah: Baarlaamaanka Oo Cod Aqlabiyad Leh Ku Meel Mariyay Ra’iisalwasaahay C/weli Sheikh.

0

weliMuqdisho (AGGM): Kulnka Xildhibaadna ay Soo Xadireen Labo boqol afartan iyo Kow xildhaan oo katirsan mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay Cod aqlabiyad leh Ku meel mariyeen Ra’iisalwsaha Cusub ee Soomaaliya oo uu Dhawaan Magacabay Madxweynha Soomaaliya.

239 Xildhibaan ayaa Codka Kalsoonida Siisay Ra’iisalwasaaha Hal xildihaab Wuu Diiday Halka Xildhaanka kale wuu Ka aamusay.

Sidaas ayuuna Ra’iisalwasare C/weli ugu Gudbay Baarlamaanka

C/weli Sheikh Axmed ayaa isla hada Lagu Dhaariyay Xarunta Gooloha Shacabka.

C/weli ayaa kahor Inta aysan Baarlamaanka ansixin waxa uu Sheegay in Uu wax ka qabnaayo Dagaal Beeleedyada Ladagaalanka Burcad badeeda iyo U gaar gaarida Dadka Dhibateysan.

 

Isku soo wada duuboo Mdaxweyne Xasan Sheekh oo gunaandkii kulnka Baarlamaanka Ka hadlayay ayaa Mudunayaasha Golaha Shacabka Uga Mahad Celiyay In Codka kalsoonida ay Siyaan Ra’iisalwasaare C/weli Shikh.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com