Top News + Dhageyso: Afhayeenka Madaxweyne Bare Hiiraale Oo Sheegay Inay Ku Guda Jiraan Latashiyo, Dhawaana Ay Ku Dhawaaqyaaan Golaha Wasiirada Jubbaland.

0

WarbixinGoobweeyn (AGGM): Afhayeenka Madaxweyne Barre Hiiraale Xasan Qaasim ayaa sheegay in ay dhisayaan Gole Wasiiro oo qayb ka ah Maamulka Jubbaland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Bare Aden Shire.

Xasan Qaasim Barre Hiraale ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in ay iminka wadaan latashiyo ay la qadanayaan Beelaha daga gobolada Jubbooyinka waxaana uu sheegay in ay kala Tashanayaan sidii si qaybsan lo Magacaabi laha Golaha wasiirada cusub ee maamulka Jubbaland.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga…

Halkan Hoose Ka Dhageyso Afhayeenka Madaxweyne Bare Hiiraale

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com