Heesaha Damaashaadka Soo Dhaweeynta R/wasaaraha Cusub Ee Soomaaliya”Soomaalida Qab Iyo Kibir Marna Qaadanmeeyso”.

0

abdiweli sheekhWarbaahinta Allgalgaduud Media ayaa maanta iidiin soo gudbin doonta heesaha dabaaldaga iyo soo dhaweeynta R/wasaaraha Cusub Ee Soomaaliya Mudane  C/weli Sheekh Axmed.

Waxaan illaa iyo caawa idiin soo tabin doonaa heeso isadabjoog ah oo aan ugu talogalnay farxada Soo dhayweeynta R/wasaaraha Cusub Mudane C/weli Sheekh Axmed.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga…..

Soomaalidu Qab Iyo Kibir Marna Qaadanmeeysee

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com