Damaashaadka Soo Dhaweeynta R/wasaaraha Cusub Ee Soomaaliya”Sade Soo Rogaal Celi”.

0

hambalyo1Warbaahinta Allgalgaduud Media ayaa maanta iidiin soo gudbin doonta heesaha dabaaldaga iyo soo dhaweeynta R/wasaaraha Cusub Ee Soomaaliya Mudane  C/weli Sheekh Axmed.

Waxaan illaa iyo caawa idiin soo tabin doonaa heeso isadabjoog ah oo aan ugu talogalnay farxada Soo dhayweeynta R/wasaaraha Cusub Mudane C/weli Sheekh Axmed.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga..

SADE SOO ROGAAL CELI

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com