Saraakiishii Hore Ee Ciidamada Qalabka Sida Ee Soomaaliya Oo Ka Tacsiyeeyay Geeridii Ku Timid S/Guuto Cabdiweli Maxamuud Sheikh Xuseen “Nuc-Nuc”

0

col abdiweliTACSIDA: MARXUUM S/Guuto Cabdiweli Maxamuud Sheikh Xuseen “Nuc-Nuc” (AUN)

Tariikh Nololeedkii marxuumka:

S\Guuto Cabdiweli Maxamuud Sheikh Xuseen wuxuu dhashay sannadku markuu ahaa 1948dii. Waxabarashadisii Dugsiga Hoose iyo Dhexe wuxuu ku soo qaatay magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe, isagoo waxbarashadii Dugsiga Sare ku qaatay magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Wuxuu Ciidanka Xoogga Dalka Somaaliyeed ku biiray sannadkii 1971dii isagoo loo qaatay Layli Sarkaal (Allievo Ufficiale) waxaana waxbarasho Ciidan loogu diray Kulliyadda Ciidammada Modena ee Dalkaa Talyaaniga (Accademia Militare di Modena, Italia). Markuu Kulliyaddaa ka soo qalin jebiyay wuxuu u gudbay Dugsiga Tababarka Karabinyeeriga ee magaalada Rooma (Scuola d’ Applicazione dei Carabinieri, Roma, Italia) wuxuuna waddanka dib ugu soo laabtay sannadkii 1976dii.

Wakhtigaa wixii ka dambeeyay S\Guuto Cabdiweli Maxamuud Sheikh Xuseen (AUN) wuxuu jagooyin muhiim ah ka soo qabtay qaybaha kala duwan ee XDS isagoo ka soo noqday Taliye Horin, Taliye Urur iyo Taliye Guuto Qaybtii 26aad ee XDS. Sidoo kale wuxuu Taliska Guud ee XDS ka soo qabtay jagooyin ayaguna muhiim ah sida Madax Hoggaan, Madaxa hay’ad iyo U Qaybasanaha Arrimaha Ciidammada Safaaradda Somaaliya ee magaalada Bariis, dalka Fransiiska (Military Attaché, Somali Embassy, Paris, France). Muddadii dagaalka sokeeye Somaaliya ka socday, S\Guuto Cabdiweli wuxuu magangalyo ahaan ugu nolaa magaalada London ee dalka Ingiriiska. Naxaristii Janno Ilaahay ha ka waraabiyo marxuumka. Amiin!!!

= TACSI =

Sarakiisha magacoodu hoos ku qoran yahay & Guud ahaan Sarakishii Talisyadii Guud ee Ciidammadii Qalabka Siday ee Somaaliya iyo gaar ahaan Sarakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Somaaliyeed ayagoo ka tiranyeeysan geerida ku timid Alle ha u naxaristee S/Guuto Cabdiweli Maxamuud Sheikh Xuseen “Nuc-Nuc” oo 3dii Desember 2013 ku geeriyooday magaalada Muqdisho ee dalka Somaaliya,  waxeey tacsi tiraanyo leh u dirayaan, qoyskii, qaraabadii iyo asxabtii uu marxuumku ka baxay, Ciidankii Xoogga Somaaliyeed iyo guud ahaanba Ummadda Somaaliyeed meel ay joogtaba.
Waxaana Ilaahey uga baryeynaaa jannadii fardoowsa inuu marxuumka ka waraabiyo, dhammaantayana samir & imaan Ilaahay naga wada siiyo. Amiin!!!!

Magacyada Sarakiisha tacsida diraya:

S\Guud Maxamed Cali Samantar

S\Gaas Ismaciil Axmed Ismaciil

S\Gaas Cumar Xaaji Maxamed

S\Gaas Yuusuf Axmed Salxaan

S\Gaas Axmed Sahal Cali

S\Gaas Cabdulqaadir Sheikh Cali Diini

S\Gaas Faarax Axmed Cumar “Faarax Qare”

S\Gaas Duuliye Suleymaan Qambi Maxamed

S\Gaas Bashiir Maxamed Jaamac “Bashiir Goobbe”

S\Guuto Axmed Maxamed Maxamuud “Carab”

S\Guuto Daahir Aadan Cilmi “Indhaqarsho”

S\Guuto Cabdirisaaq Khaliif Cilmi

S\Guuto Cabdixakiim Daahir Saciid “Saacid”

S\Guuto Duuliye Maxamuud Sheikh Cali “Dable Pilota”

S\Guuto Saciid Axmed Kediye

S\Guuto Maxamed Cali Sharmaan

S\Guuto Cabdiraxmaan Warsame Cilmi “Caare”

S\Guuto Cabdulaahi Cali Cumar

S\Guuto Saciid Faarax Warsame “Gooje”

S\Guuto Cabdiraxmaan Cali Maxamed “Bayr”

S\Guuto Maxamed Cali Abokor

S\Guuto Cali Ismaciil Maxamed

S\Guuto Danjire Mussa Xassan Sheikh Cabdulle

S\Guuto Maxamed Saalax Xaaji Axmed

S\Guuto Maxamed Aadan Axmed

S\Guuto Cismaan Sheikh Cali “Gaabo Caddeey”

S\Guuto Cabdiraxmaan Khaliif Dhicis

S\Guuto Axmed Warsame Maxamed

S\Guuto Maxamed Cusmaan Nuur Qaadi

S\Guuto Cabdinasser Xaaji Xaashi

S\Guuto Maxamed Xuseen Dauud “Iminka”

S\Guuto Cabdulaahi Axmed Yuusuf “Cirro”

S\Guuto Xuseen Maxamed Shuqul

S\Guuto Maxamed Jaamac Galaydh “Boodhe”

S\Guuto Cabdiwahaab Makahiil Maxamed Xuseen

S\Guuto Dr. Cabdi Xaaji Xaashi

S\Guuto Cusmaan Maxamed Samantar “Fatiig”

S\Guuto Cabdicasiis Cali Barre

S\Guuto Axmed Sheikh Maxamed “Maajo”

S\Guuto Inj. Cumar Cabdulaahi Handi “Soorag”

S\Guuto Inj. Axmed Maxamed Sheikh Xuseen “Qalcad”

S\Guuto Maxamed Aadan Biixi

S\Guuto Xasan Mohamed Cali “Xasan Korneel”

G\le Sare Cabdicasiis Xassan Cali “Uomo”

G\le Sare Cabdiraxmaan Sheikh Ciisa Maxamed

G\le Sare Xaashi Muuse Maxamed

G\le Sare Cabdicasiis Maxamed Ugaas

G\le Sare Cabdiraxmaan Maxamuud Xaaji “Afbuur”

G\le Sare Muunye Maxamed Cali “Calawi”

G\le Sare Cabdicasiis Cabdisalaan Aw Maxamuud  (Codweeyn)

G\le Sare Duuliye Maxamed Barkhadle “Gaarane”

G\le Sare Cabdulaahi Axmed Warfaa

G\le Sare Axmed Sheikh Saalax Maxamed

G\le Sare Cabdirisaaq Isaaq Biixi

G\le Sare Cabdulaahi Warsame Takar

G\le Sare Dr. Cabdulaahi Aadan Gaas

G\le Sare Dr. Cali Nuur Axmed

G\le Sare Dr. Abdiraxmaan Sheikh Abukar “Bakaa”

G\le Sare Ugaas Xassan Ugaas Yasiin Ugaas Cabdiraxmaan

G\le Sare Maxamed Faarax Caliyoow

G\le Sare Muuse Maxamed Abtiyow

G\le Sare Maxamuud Samantar Axmed

G\le Sare Abuukar Yuusuf Saciid

G\le Sare Maxamed Macallim Faarax Wacays

G\le Sare Maxamed Xasan Xuseen “Dhool”

G\le Sare Cabdulqaadir Maxamed Galbeeyti “Eks”

G\le Sare Cabdulqaadir Xasan Maxamed

G\le Sare Bashiir Sheikh Yuusuf Maxamed

G\le Sare Xirsi Jumcaale Xalane

G\le Sare Duuliye Cali Maxamed Xassan

G\le Sare Sheikh Aues Macoow Mahad

Waxaa tacsi si gaar ah  u diraaya dufcadii Layli Sarakiisha ahaa oo ay Marxuumka wada dhigteen Kulliyadda Ciidammada ee Modena, Itaaliya (Accademia Militare di Modena, Italia) sannadihii 1971 – 1973 :

S\Guuto Xasan Cali Qayloow

G\le Sare Dirir Cabdi Ibraahim

G\le Sare Cabdi Axmed Barkhadle

G\le Sare Cabdiraxmaan Yuusuf Ismaciil

G\le Sare Cabdulaahi Kaahiye Cali

G\le Sare Xasan Faarax Culusoow

G\le Sare Cismaan Warsame Siyaad

Gle Sare Axmed Maxamed Cali

G\le Sare Xasan Ducaale Kaahiye

G\le Sare Cabdiladhiif Sheikh Xuseen Maxamed

G\le Sare Cali Aadan Guleed

G\le Sare Xuseen Xaaji Cilmi Guure

G\le Sare Yuusuf Xaaji Cilmi Cismaan

G\le Sare Maxamed Xasan Sheikh Cali.

Cabdiweli Maxamuud Sheikh Xuseen Jannadii fardoowsa Alle ha ka waraabiyo, dhammaantayana samir iyo imaan Ilaahay ha naga wada siiyo. Amiin!!!!

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com