Top News Dhageyso. Maxamuud Sayid Aden ” Ma Aqoonsanin Wax La Yiraahdo Maamulka Jubba”.

0

maxamuud-sayid-aden1Garbahaarey (AGGM): Ex Xildhibana Maxmauud Sayid Aden ayaa waxa uu ka warbixiyay
xaalada gobolka Gedo iyo halka ay marayaan la dagaalanka kooxda xagjirka ah ee Al Shabaab.

Dhinaca kale Maxamuud Sayid Aden ayaa waxa uu sheegay inaysan horeyna u aqoonsan haddana aqoonsan doonin wax la yiraahdo maamulka Jubba.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Maxamuud Sayid Aadan

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com