Top News Dhageyso: Gudoomiye Jawaari “Dib Ayaa Loo Dhigay Ka Doodista Mooshinka”.

0

Mudane-JawaariMuqdisho (AGGM): Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa waxa uu sheegay inay dib udhigeen ka doodista mooshinkii laga keenay xukuumadaR/wasaare  Saacid ayaa waxa ay doodu bilaaban doontaa  berri subax 9:00 subaxnimo.

Halkan Hoose Ka Dhagayso Gudoomiye Jawaari

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com