Muqdisho (AGGM): Kulankii dhexmaray Madaxweyne Xasan Sheekh iyo beesha Caalamka ayaa Amar waxaa Madaxweynaha Lagu Siiyay In Mooshinka uu gadaal ka riixayo ee ka dhanka ah Xukuumada La Joojiyo, Islamarkaana Bangiga Dhexe Loo Soo Magacaabo Gudoomiye KMG Ah.
Wasiirka Maaliyada ee Dowladda FS Maxamuud Xaaji ayaa Sulebaan ayaa waxa uu ka warbixiyay kulanka dhexmaray Madaxweynaha iyo Beesha Caalamka…
Halkan Hoose Ka Dhagayso Wasiirka Maaliyada
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com